Muhaajiriin ku xayirnaa Markab dushiisa oo loo ogolaaday in ay kasoo degaan (Daawo Sawirada)

Muhaajiriin mudo isbuuc ah dul saarnaa Markab taagan dekedda Sicily ee dalka Talyaaniga ayaa loo ogolaaday in ay kasoo degaan, kadib markii xal laga gaaray muran ka dhashay in dowlada Talyaaniga ay qaabisho Muhaajiriintaasi. Dowlada Talyaaniga ayaa diiday in muhaajiriinta laga soo dajiyo Markabka ay saarnaayeen oo taagnaa dekedda Sicily ilaa xal laga gaarayo Muhaajiriintaasi halka la … Continue reading Muhaajiriin ku xayirnaa Markab dushiisa oo loo ogolaaday in ay kasoo degaan (Daawo Sawirada)